Dagaal

Mashiinka dhulgariirka tesla

Mashiinka dhulgariirkii Nikola Tesla!

Nikola Tesla ayaa caan ku ah shaqada korontada iyo tamarta. Waxa uu abuuray tamar kala duwan, kaas oo suurtageliyay gudbinta korantada fog-fog, kana shaqeeyay isgaarsiinta wireless-ka iyo wareejinta tamarta. Qurux badan…